Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 17:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Waxaanna arkay naagtu iney ahayd qof ku sarqaamay dhiigga dadka Illaahey, dhiigga dadka u marqaatifura Ciise. Markaan iyada arkayna aad ayaan ula yaabay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Markaasaan arkay naagtii oo ku sakhraantay dhiiggii quduusiinta iyo dhiiggii kuwii Ciise u markhaati furay. Oo markaan iyadii arkay ayaan aad ula yaabay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Markaasaan arkay naagtii oo ku sakhraantay dhiiggii quduusiinta iyo dhiiggii kuwii Ciise u markhaati furay. Oo markaan iyadii arkay ayaan aad ula yaabay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 17:6
12 Iomraidhean Croise  

wuxuuna ku yiri, “Khamriga ugu fiican waxaa la qeybiyaa marka ugu horeysa. Markey martidu in ku filan cabaan ayaa tan kale oo xun la soo saaraa. Laakiin adigu tan ugu wanaagsan ayaad gadaal marisay.”


Oo goortii dhiigga shahiidkaaga Istefanos la daadshay, halkaas ayaan joogay oo waan agtaagnaa, aniga oo ku raacsan oo weliba dharkii kuwii isaga dilay ilaalinaya.’


Waxey uga guuleysteen dhiigga Wanka iyo marqaatifurkooda, iyagu aad uma jeclaanin noloshooda oo waxey diyaar u ahaayeen dhimasho.


Bahalkaas labaad waxaa la siiyay awood uu nolol ku siiyo taalada bahalkii koowaad, si uu u hadlo oo u amro in kuwii taalada caabudi diiday la dilo.


Waxaana bahalkaas la siiyay awood uu dadka Illaahey kula dagaallo oo uu iyaga kaga guuleysto. Sidoo kalana waxaa la siiyay amar uu ugu taliyo qabiil walba, dad walba, luuqad walba iyo quruumaha oo dhan.


waayo waxey daadiyeen dhiigga dadkaaga quduuska ah iyo nebiyada, waxaadna siiyay dhiig si ey u cabaan weyna u qalmaan.”


Waan ogahay halka aad degantihiin, halkaas oo Shaydaanku carshi ku leeyahay. Inkastoo ey sidaas tahayna magaceyga waad xijiseen. Iimaanka kama eydan tagin xitaa maalmihii Antibas kaasoo ahaa marqaatigeyga aaminka ah oo lagu dilay magaaladiina halkaas oo Shaydaanku ku noolaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan