Muujintii 17:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Boqorrada aduunka wey la sineysteen, xitaa dadka aduunku waxey ku sumoobeen khamrada sinadeeda.” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 taasoo boqorrada dunidu ay ka sinaysteen, oo kuwa dunida degganuna ay khamrigii sinadeeda ku sakhraameen. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 taasoo boqorrada dunidu ay ka sinaysteen, oo kuwa dunida degganuna ay khamrigii sinadeeda ku sakhraameen. Faic an caibideil |
Bahalka aad aragtay wuu noolaan jiray, laakiin hadda ma noolo. Mar dhow ayuuna ka imaan doonaa bohosha oona tagi doonaa halka lagu burburin doono. Dadka dunidan ku nool oo aan magacyadooda lagu qorin buugga nolosha ka hor abuurka, wey la yaabi doonaan markii uu bahalka soo baxo kaasoo horey u dhintay.