Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 17:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 “Tobanka geesood aad aragtay waa toban boqor oo aan weli helin boqortooyada, laakiin hal mar ayaa waqti gaaban la siin doonaa boqortooyo si ey iskula taliyaan bahalka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Oo tobankii gees oo aad aragtay waa toban boqor, oo aan weli helin boqortooyo; laakiinse intii saacad ah waxay amar la heleen bahalka sida boqorro oo kale.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Oo tobankii gees oo aad aragtay waa toban boqor, oo aan weli helin boqortooyo; laakiinse intii saacad ah waxay amar la heleen bahalka sida boqorro oo kale.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 17:12
12 Iomraidhean Croise  

Kadibna waxaa la igu yiri, “Waa inaad wax kasii sheegtaa wax ku saabsan dad badan, quruumo badan, luuqado badan iyo boqorro badan.”


Kadibna waxaa samada kasoo muuqday calaamad kale, waxaan arkay masduulaa weyn oo gaduudan wuxuuna lahaa toddobo madax iyo toban geesood, madaxiisana wuxuu ku watay toddobo taaj.


Masduulaagii wuxuu taagnaa badda qarkeeda, kadibna waxaan arkay bahal badda kasoo baxaya. Wuxuuna lahaa toban geesood iyo toddobo madax, toban taaj ayuuna ku watay geesihiisa, madax walbana waxaa ku yaalay magac caay ah.


Bahalka aad aragtay iyo tobanka gees wey nici dooonaan naagta. Wey qaawin doonaan oo hilibkeeda ayey cuni doonaan, oo wixii soo harana dab ayey ku gubi doonaan.


Iyagoo taagan meel xoogaa u jirta ayey la yaabi doonaan cadaabta weyn ee ey mareyso. Weyna u ooyi doonaan iyagoo dhahaya, “Hoog! Hoog hakuu ahaado magaalada weyney, adigan ah magaalada weyn ee Baabuloon! Hal saacad gudaheed ayuu burburkaagu dhici doonaa.


Hal saacad gudaheed ayaa maalkan badan lagu burburin doonaa! “Kabtan walba ee badda, kuwo walboo ku safra markabka, iyo kuwo walboo ka ganacsada badda meel fog ayey ka istaagi doonaan.


Intey ooyaan oona murugoodaan ayey carro madaxa marsan doonaan iyagoo leh, “Hoog! Hoog hakuu ahaato magaalada weyney, halkii ey kuwo markabyo badda ku leh taajir ku noqdeen maalkeeda dartiis! Hal saac gudaheed ayaa wax walba lagaa burburin doonaa.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan