Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 17:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Shan boqor wey dhinteen, midka lixaadna hadda ayuu taliye yahay, midka toddobaadna weli ma uusan imaanin, laakiin xukunkiisu wuu gaabanyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 shantood way dhaceen, midna wuu joogaa, midkii kalena weli ma iman; oo markuu yimaado, in yar buu sii jiri doonaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 shantood way dhaceen, midna wuu joogaa, midkii kalena weli ma iman; oo markuu yimaado, in yar buu sii jiri doonaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 17:10
6 Iomraidhean Croise  

Kadibna waxaa la igu yiri, “Waa inaad wax kasii sheegtaa wax ku saabsan dad badan, quruumo badan, luuqado badan iyo boqorro badan.”


Wuxuuna adeegsaday dhamaan awooddii uu bahalkii hore haystay, wuxuuna aduunka iyo kuwa ku nool oo dhan ka dhigay iney caabudaan bahalkii hore, kaasoo dhaawaciisi laga bogsiiyay.


Waxaan arkay in mid ka mid ah madaxyadiisa uu lahaa dhaawac daran, laakiin dhaawacaas waa la bogsiiyay. Aduunka oo dhan ayaa la yaabay oo waxeyna bilaabeen iney bahalka raacaan.


Bahalki horey u jiray ee aan hadda nooleyn, waana boqorka siddeedaad. Sida toddobada kale, isagana waxaa u dambeeya burbur.


Bahalka aad aragtay iyo tobanka gees wey nici dooonaan naagta. Wey qaawin doonaan oo hilibkeeda ayey cuni doonaan, oo wixii soo harana dab ayey ku gubi doonaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan