Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 17:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Mid ka mid ah toddobadii malaa’ig ee heysay toddobada baaquli ayaa ii imaaday oo igu yiri, “Kaalay, waxaan ku tusi doonaa ciqaabta tan jirka ka ganacsata taas oo u talisa biyo badan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Markaasaa waxaa timid toddobadii malaa'igood oo toddobada fijaan haystay middood, oo way ila hadashay, waxayna igu tidhi, Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa xukunka dhillada weyn oo biyaha badan ku dul fadhida,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Markaasaa waxaa timid toddobadii malaa'igood oo toddobada fijaan haystay middood, oo way ila hadashay, waxayna igu tidhi, Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa xukunka dhillada weyn oo biyaha badan ku dul fadhida,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 17:1
20 Iomraidhean Croise  

Waxey is weydiiyeen, “Maxaan wax u dareemi weynay markii uu wadada nagula hadlayay oo uu qorniinka noo sharaxayay?”


Isla markiiba laba nin ayaa u soo muuqatay, oo kala ahaa Muuse iyo Eliyaas iyagoo Ciise la hadlaan.


Tani waa muujin ka timid Ciise Masiix, taas oo Illaahey siiyay inuu tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona. Wuxuu soo diray malag si uu muujintaan ugu keeno adeegihiisa Yooxanaa.


Waxaan samada ku arkay calaamad kale oo weyn oo yaab leh, toddobo malaa’ig ayaa hayay toddobadii ugu dambeysay ee balaayo, kuwaasoo xanaaqa Illaahey soo gaba gabeynaya.


Magaalada weyn ee Baabuloon ayaa saddex meel u kala qeybsantay, magaalooyinkii dadka badan lahaa wey dumeen. Illaaheyna wuxuu xusuustay dembigii Baabuloon, wuxuuna siiyay koob khamri laga buuxiyay carada xanaaqiisa.


Waxyaalahan oo dhan kadib ayaan arkay malag kale oo ka imaanaya samada. Wuxuuna lahaa awood weyn, dhulkuna wuxuu la iftiimay ammaantiisa.


waayo xukunkiisu waa mid xaq ah oona run ah. Wuxuu xukumay tii jirkeeda ka ganacsan jirtay taas oo aduunka ku khiyaantay sinadeeda. Wuu u aarguday dhiigga adeegayaashiisa.”


Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Arintan qor. Waxaa barakeysan kuwa laga casuumay dabaaldegga arooska Wanka.” Wuxuuna ku daray, “Kuwani waa ereyada runta ah ee Illaahey ka yimid.”


Malagii aniga ila hadlayay wuxuu hayay ul dahab ah oo lagu cabbiro magaalada, albaabadeeda iyo darbiyadeeda.


Mid ka mid ah toddobadii malaa’ig ee hayay toddobada baaquli oo ey balaayada ka buuxday ayaa yimid oo igu yiri, “Kaalay, aan ku tusee aroosada, xaaskii Wanka.”


Waxyaalahan kadib waxaan helay muujin waxaanna samada ka arkay albaab furan. Codkii aan markii hore maqlay ayaa ila hadlay sida buun isaga oo dhahaya, “Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa waxa dhaci doona waxyaalahan kadib.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan