Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Qof walbana kuleyl daran ayaa gubay, waxeyna inkaareen magaca Illaahey, kaasoo xukuma balaayadan oo dhan, laakiin wey diideen iney toobadkeenaan oo ey Illaahey ammaanaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Markaasaa dadkii waxaa lagu gubay kulayl weyn, oo waxay caayeen magicii Ilaaha belaayooyinka u taliya, oo ma ay toobad keenin inay isaga ammaanaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 Markaasaa dadkii waxaa lagu gubay kulayl weyn, oo waxay caayeen magicii Ilaaha belaayooyinka u taliya, oo ma ay toobadkeenin inay isaga ammaanaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:9
20 Iomraidhean Croise  

Waxaan idin ku leeyahay, maya! Laakiin illaa aad toobadkeentaan maahee, idinkuna sidoo kale waad lumi dootaan.


Waxaan idin ku leeyahay, maya! Laakiin illaa aad toobadkeentaan maahee, idinkuna sidoo kale waad lumi doontaan.”


Waa run waan cabsanayaa markaan imaado Illaahey hortiina ha igu hooseysiiyo. Waana ka murugoon doonaa kuwii badnaa ee dembaabay oo aanan ka toobadkeenin nijaasnimadii, sinadii iyo dhaqan xumadii.


Isla markaasna waxaa dhacay dhul gariir daran oo magaalada toban meelood meel ayaa burburtay. Toddobaatan kun oo qof ayaa dhul gariirkaas ku dhintay, kuwii badbaadayna cabsi ayaa gashay oo Illaaha samada ku jira ayey ammaaneen.


Wuxuuna cod dheer ku yiri, “Illaahey ka cabsada oo siiya ammaantiisa, waayo waqtigiisa wax la xukumayo wuu yimid. Caabuda kan abuuray samada, dhulka, badda iyo ilaha biyaha.”


Cirka waxaa da’ay roob sida dhagaxyo baraf ah, dhagaxyadaas oo uu culeyskoodu u dhowaa afartan iyo shan kiiloogaraam ayaa dadka kusoo dul dhacayay. Balaayadaan darteed ayey Illaahey u inkaareen, waayo balaayadu wey darneyd.


Waxaan siiyay waqti ey ku toobadkeento, laakiin ma dooneyso iney kasoo laabato sinada.


Dadkii soo haray kuwaas oo aan balaayadu dilin weli kama toobadkeenin camalkoodii sharta lahaa, mana joojinin iney caabudaan ibliiska, sanamyada dahabka, qalinka iyo naxaaska ah, dhagaxyo, geedo kuwaas oo aanan hadli karin waxna maqlaynin oona socon karin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan