Muujintii 16:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Malagii afaraad ayaa baaquligiisa ku daadiyay qoraxda, qoraxdana waxaa la siiyay awood ey dadka ku gubto. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Oo tii afraadna waxay fijaankeedii ku shubtay qorraxda; oo waxaa qorraxdii la siiyey amar ay dadka ku gubto. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah8 Oo tii afraadna waxay fijaankeedii ku shubtay qorraxda; oo waxaa qorraxdii la siiyey amar ay dadka ku gubto. Faic an caibideil |