Muujintii 16:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 waayo waxey daadiyeen dhiigga dadkaaga quduuska ah iyo nebiyada, waxaadna siiyay dhiig si ey u cabaan weyna u qalmaan.” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH6 waayo, iyagu waxay daadiyeen dhiiggii quduusiintii iyo nebiyadii, oo adiguna waxaad ka waraabisay dhiig; waayo, way istaahilaan. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah6 waayo, iyagu waxay daadiyeen dhiiggii quduusiintii iyo nebiyadii, oo adiguna waxaad ka waraabisay dhiig; waayo, way istaahilaan. Faic an caibideil |
Quruumaha wey xanaaqeen, laakiin caradaaduna wey timid. Waqtiga kuwii dhintay la xukumana wey gaartay, iyo waqtiga aad u abaalgudi lahayd adeegayaashaada nebiyada ah, sidoo kale dadkaaga magacaaga ixtiraama, kuwa wax haysta iyo kuwa aan waxba haysaninba waa waqtigii aad baabi’in lahayd dhamaan kuwa dhulka balaayada keenay.”