Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Kadibna waxaan maqlay malagii masuulka ka ahaa biyaha oo dhahaya, “Xaq ayaad ku tahay xukunadan, kan Quduuska ahow, adigan jira ee jiray,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Kolkaasaan maqlay malaa'igtii biyaha oo leh, kan jira oo jirayow, adigu xaq baad tahay, adiga Quduuska ahow, maxaa yeelay, sidaasaad wax u xukuntay;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Kolkaasaan maqlay malaa'igtii biyaha oo leh, kan jira oo jirayow, adigu xaq baad tahay, adiga Quduuska ahow, maxaa yeelay, sidaasaad wax u xukuntay;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:5
18 Iomraidhean Croise  

“Aabaha xaqa ahaw, inkastoo eysan dunidu ku garaneyn, anigu waan ku garanayaa, iyaguna wey ogyihiin inaad isoo dirtay.


Laakiin madax adeegiina iyo qalbi aan toobadkeenka lahayn daraadeed, waxaad isku badineysaan carada Illaahey maalinta Illaahey aduunka xaq ku xukumayo.


Laakiin haddii xaq daradeenu ey u keeneyso xaqnimada Illaahey si cad, haddaba maxaan dhihi karnaa? Ma qalad ayaa inuu Illaahey ahayn mid xaq ah markii uu caradiisa noo keeno? Arintan waa aragti binu aadan.


Warqaddan waxey ka socotaa Yooxanaa wuxuuna u dirayaa toddobada kaniisadood ee ku yaala gobolka Aasiya. Nimco iyo nabad ka timid kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, iyo toddobada ruux ee carshiga hortiisa jooga ha idin la jirto.


Rabbiga Illaaha ah wuxuu leeyahay, “Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, oo ah Qaadirka.”


iyagoo dhahaya, “Waan kuu mahadcelineynaa, Rabbiga weyn ee Illaaha ahaw, Kan jira iyo kan jiray, waayo waxaad qaadatay awoodaada weyn, waxaadna bilowday inaad taliso.


Malagii saddexaadna wuxuu webiga iyo ilaha biyaha ku daadiyay baaquligii, iyagiina waxey noqdeen dhiig.


Waxaanna maqlay cod ka imaanaya meesha allabariga oo dhahaya, “Haa, Rabbiga Illaaha ah, kan Weynow, xukunkaagu waa kan runta iyo xaqa ah.”


waayo xukunkiisu waa mid xaq ah oona run ah. Wuxuu xukumay tii jirkeeda ka ganacsan jirtay taas oo aduunka ku khiyaantay sinadeeda. Wuu u aarguday dhiigga adeegayaashiisa.”


Afartaas xayawaan mid walba wuxuu lahaa lix baalal oo meel walba ayey indho ku lahaayeen, xitaa baalasha hoostooda ayey indho ku lahaayeen. Habeen iyo maalin waxey yiraahdaan, “ ‘Quduus, quduus, quduus waa Rabbiga Illaaha Qaadirka ah,’ kan jiray, kan jira iyo kan imaan doona.”


Waxeyna ku qayliyeen cod dheer iyagoo leh, “Ilaa goorma Rabbiga Weynow, midka quduuska oo runta ah, oo aad xukumi doontaa dadka aduunka oona nooga aargudi doontaa dhiigeena?”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan