Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Malagii saddexaadna wuxuu webiga iyo ilaha biyaha ku daadiyay baaquligii, iyagiina waxey noqdeen dhiig.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo tii saddexaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiyaashii iyo ilihii biyaha ahaa; oo waxay noqdeen dhiig.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo tii saddexaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiyaashii iyo ilihii biyaha ahaa; oo waxay noqdeen dhiig.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:4
10 Iomraidhean Croise  

Waxey leeyihiin awood ey cirka ku aamusiyaan si uusan roobku u da’in markey wax sii sheegayaan, waxeyna leeyihiin awood ey biyaha ugu beddelaan dhiig, una keenaan aduunka bilaayo kasta sida ey rabaan.


Wuxuuna cod dheer ku yiri, “Illaahey ka cabsada oo siiya ammaantiisa, waayo waqtigiisa wax la xukumayo wuu yimid. Caabuda kan abuuray samada, dhulka, badda iyo ilaha biyaha.”


Kadibna waxaan maqlay malagii masuulka ka ahaa biyaha oo dhahaya, “Xaq ayaad ku tahay xukunadan, kan Quduuska ahow, adigan jira ee jiray,


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan