Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Kadibna malagii labaad ayaa baaquligiisi ku daadiyay badda, baddiina waxey isku beddeshay dhiig ah kan sida qof dhintay oo kale. Wax walboo badda ku noolna wey dhinteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Oo tii labaadna fijaankeedii waxay ku shubtay badda; markaasay baddii noqotay sidii nin dhintay dhiiggiis oo kale, oo waxyaalihii ku noolaa oo dhammu way wada dhinteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo tii labaadna fijaankeedii waxay ku shubtay badda; markaasay baddii noqotay sidii nin dhintay dhiiggiis oo kale, oo waxyaalihii ku noolaa oo dhammu way wada dhinteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:3
10 Iomraidhean Croise  

Maalintaas waxaa hadalkii Butros aqbalay ku dhawaad saddex kun oo qof waana la baabtiisay.


Wuxuuna hayay buug yar kaasoo horey loo furay. Lugtiisa midigna wuxuu saaray badda tan bidixna wuxuu saaray dhulka,


Waxey leeyihiin awood ey cirka ku aamusiyaan si uusan roobku u da’in markey wax sii sheegayaan, waxeyna leeyihiin awood ey biyaha ugu beddelaan dhiig, una keenaan aduunka bilaayo kasta sida ey rabaan.


Masduulaagii wuxuu taagnaa badda qarkeeda, kadibna waxaan arkay bahal badda kasoo baxaya. Wuxuuna lahaa toban geesood iyo toddobo madax, toban taaj ayuuna ku watay geesihiisa, madax walbana waxaa ku yaalay magac caay ah.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan