Muujintii 16:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Malagii ugu horeeyay ayaa macbadka ka tagay oo baaquligiisi aduunka ku daadiyay, waxaana dadkii lahaa calaamaddii bahalka iyo kuwa sawirkiisa caabudayay kasoo baxay boogo daran oo xanuun badan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaa waxaa tagtay middii kowaad, oo waxay fijaankeedii ku shubtay dhulka, oo wuxuu dadkii sumaddii bahalka lahaa oo caabuday sanamkiisii u noqday boog xun oo halis ah. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaa waxaa tagtay middii kowaad, oo waxay fijaankeedii ku shubtay dhulka, oo wuxuu dadkii sumaddii bahalka lahaa oo caabuday sanamkiisii u noqday boog xun oo halis ah. Faic an caibideil |