Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Ruuxyadii wasakhda lahaana waxey boqorradi iyo ciidamadoodi iskugu keeneen meel af Cibraaniga lagu yiraahdo Armageddoon.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Oo iyana waxay boqorradii ku soo ururiyeen meesha afka Cibraaniga lagu yidhaahdo Armageddoon.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 Oo iyana waxay boqorradii ku soo ururiyeen meesha afka Cibraaniga lagu yidhaahdo Armageddoon.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:16
14 Iomraidhean Croise  

Bilaatosna markii uu waxyaalahan maqlay ayuu Ciise banaanka keenay oo ku fariistay kursigi xukunka, meeshaas oo la yiraahdo Sallaxa Dhagaxa ah oo af Cibraaniga lagu yiraahdo Gabbata.


Isaga oo iskutallaabtiisa wata ayuu yimaaday meel la yiraahdo lafta madaxa, taas oo af Cibraaniga lagu yiraahdo Golgota.


Magaalada Yeruusaalem meel u dhow oo la yiraahdo albaabka idaha waxaa ku yaalay barkad biyo ah oo af Cibraani lagu dhaho Beytesda. Waxaana lagu wareejiyay shan balbalo.


Markaas ayaan dhulka ku wada dhacnay, oo waxaan maqlay cod af cibraaniga igu dhahayo, ‘Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcineysaa? Waxaad la dagaaleysaa Illaahey laakiin adiga ayaa is dhibaateynaya.’


Iyaguna waxey la dagaalami doonaan Wanka, laakiin Wanku wuu ka guuleysan doonaa waayo isagu waa Sayidka sayidyada iyo Boqorka boqorrada. Waxaa la jiri doona kuwiisa aaminka ah ee uu doortay una yeeray.”


Boqorkoodi wuxuu ahaa malag ka yimid bohosha, af Cibraaniga magaciisu waa Abaddoon, af Gariigana waa Abolyoon. Taas oo macnaheedu yahay Burburiyaha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan