Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Kadibna malagii lixaad ayaa baaquligiisi ku daadiyay webiga weyn ee Yufraad, biyihiisi ayaa guray si uu wadada ugu diyaariyo boqorka ka imaanaya Bariga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Oo tii lixaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiga weyn oo Yufraad; oo biyihiisiina way engegeen, in jidka loo diyaariyo boqorrada ka imanaya qorrax ka soo bax.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Oo tii lixaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiga weyn oo Yufraad; oo biyihiisiina way engegeen, in jidka loo diyaariyo boqorrada ka imanaya qorrax ka soo bax.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:12
15 Iomraidhean Croise  

Hooggi labaad wuu gudbay, kii saddexaadna wuu imaanayaa mar dhow.


Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Biyaha aad aragtay, kuwaas oo ey naagtu ku fadhiday waa dad badan oo ka mid ah quruumaha iyo luuqado badan.


Waxaanna arkay malag kale oo ka imaanaya xagga bariga, isaga oo wada shaabadda Illaaha nool. Wuxuuna cod weyn ugu yeeray afarta malaa’ig ee la siiyay awoodda ey dhulka iyo badda ku wax yeeleeyaan.


Codkiina wuxuu malagii buunka hayay ku yiri, “Soo daa afarta malaa’ig ee ku xiran webiga weyn ee Yufraad.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan