Muujintii 16:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 waxeyna inkaareen Illaaha samada boogtoodi iyo xanuunka dartiis. Laakiin wey diideen iney ka toobadkeenaan wixii ey sameeyeen. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH11 oo xanuunkoodii iyo nabrahoodii aawadood waxay caayeen Ilaaha samada, oo shuqulladoodiina kama ay toobad keenin. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah11 oo xanuunkoodii iyo nabrahoodii aawadood waxay caayeen Ilaaha samada, oo shuqulladoodiina kama ay toobadkeenin. Faic an caibideil |