Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 16:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Malagii shanaad wuxuu baaquligiisi ku daadiyay carshigii bahalka, boqortooyadiisina wey madoobaatay. Dadkana xanuun dartiis ayey ilkaha iskugu jiririqsadeen,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo tii shanaadna waxay fijaankeedii ku shubtay carshigii bahalka; boqortooyadiisiina way madoobaatay, oo iyana xanuun aawadiis ayay carrabkoodii la ruugeen,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo tii shanaadna waxay fijaankeedii ku shubtay carshigii bahalka; boqortooyadiisiina way madoobaatay, oo iyana xanuun aawadiis ayay carrabkoodii la ruugeen,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 16:10
22 Iomraidhean Croise  

Kadibna wuxuu ku tuuri doonaa naarta holceysa, halkaas oo ey dadku barooran doonaan ilkahana iskugu garaaci doonaan.


kuna tuuri doonta naarta holceysa, halkaas oo ey dadku barooran doonaan ilkahana isku qaban doonaan.”


“Kadib boqorkii wuxuu adeegayaashiisi ku yiri, ‘Ninkan lugaha iyo gacmaha ka xira oo banaanka mugdiga ah ku tuura, halkaas oo ey dadku barooran doonaan ilkahoodana xanuun dartiis iskugu qabsan doonaan.’


Adeegahaas waa la ciqaabi doonaa oo lala dajin doonaa meesha ey labawejiilayaashu joogaan, halkaas oo ey ku barooran doonaan ilkahoodana xanuun dartii iskugu qaban doonaan.


Laakiin kuwii boqortooyada ey ahayd iney ku jiraan banaanka mugdiga ah ayaa lagu tuuri doonaa, halkaas oo ey ka jiri doonto baroor iyo ilka isku qabsi.”


“Waad barooran doontaan, oo ilkaha ayaad isku qaban doontaan, markaad ku dhex aragtaan Ibraahim, Isxaaq iyo Yacquub iyo nebiyadoo dhan boqortooyada Illaah, laakiin idinkana banaanka ayaa la idin ku tuuri doonaa.


Qof walba xushmeeya, jeclaada walaalaha masiixiyiinta ah, Illaaheyna ka cabsada oo sharfa madaxdiina.


Dadka aduunkan jooga oo dhan wey dabaaldegi doonaan weyna ku farxi doonaan, waxeyna is siin doonaan hadiyad waayo labada nebi ee iyaga soo dhibay dhimashadooda darteed.


Laakiin deyrka macbadka banaankiisa ah haku darin, waayo waxaa la siiyay dadka aan Yuhuudda ahayn. Waxey 42 bilood cadaadin doonaan magaalada quduuska ah.


Jirkooduna wuxuu yaali doonaa jidka weyn ee Yeruusaalem, magaalada qaab ahaan lagu yeeray Sodom iyo Masar, magaalada Sayidkooda lagu qodbay.


Waayo Illaahey qorshe ayuu niyadooda geliyay, qorshe ah inuu ujeedadiisa sameeyo. Waxey ogolaan doonaan iney awoodooda siiyaan bahalka guduudan, sidaas ayaana ereyada Illaahey lagu fulin doonaa.


“Tani waxey u baahantahay caqli iyo xigmad. Toddobada madax ee bahalka wuxuu u taagan yahay toddobada buur ee ey naagtu u taliso. Waxaa kale uu u taagan yahay toddobada boqor.


Isaga oo cod weyn ku qaylinaya ayuu yiri, “ ‘Baabuloontii wey burburtay! Magaalada weyn ee Baabuloon wey burburtay!’ Waxey hooy u noqotay ibliis, hooyga ruuxyada wasakhda leh, hooyga shimbirraha wasakhda. Hooyga wax walboo aan saafi ahayn iyo xayawaanada karaahida ah.


Kadibna malag ayaa qaaday dhagaxshiid weyn oo ku tuuray badda, wuxuuna yiri “Sidaas oo kale ayaa hoos loogu tuuri doonaa magaalada weyn ee Baabuloon, mar dambana lama arki doono.


Iftiinka feynuusta, weligeed ma kaa dhex iftiimi doono. Codka ninka caruuska iyo naagta aroosada weligood ma lagaa dhex maqli doono. Kuwa wax kugu iibiya waxey ahaayeen kuwo aduunka magac ku leh. Khiyaanadaada darteed quruumaha oo dhan ayaad lumisay.


Malagii afaraad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, markaas ayaa saddex meelood meel qoraxda, dayaxa iyo xiddigaha lagu dhuftay oo waxey noqdeen madow. Saddex meelood meel maalinta waxey noqotay iftiin la’aan, sidoo kalana saddex meelood meel habeenka.


Markii uu furay bohoshii, waxaana kasoo baxay qiiq u eg qiiq ka imaanaya dab weyn. Qoraxda iyo cirkaba qiiqaas ka yimid bohosha ayaa modow ka dhigay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan