Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 15:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Macbadkana waxaa ka buuxay qiiq ka yimid ammaanta iyo awoodda Illaahey. Qofna ma uusan gali karin macbadka illaa ey toddobada malaa’ig ka dhameeyaan toddobadoodi balaayo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Markaasaa macbudkii waxaa ka buuxsamay qiiq ka yimid xagga ammaanta Ilaah iyo xagga xooggiisa; oo ninna ma uu geli karin macbudkii ilamaa la dhammeeyo toddobadii belaayo oo ay toddobadii malaa'igood haysteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasaa macbudkii waxaa ka buuxsamay qiiq ka yimid xagga ammaanta Ilaah iyo xagga xooggiisa; oo ninna ma uu geli karin macbudkii ilamaa la dhammeeyo toddobadii belaayo oo ay toddobadii malaa'igood haysteen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 15:8
14 Iomraidhean Croise  

Aad ayey u weyn tahay hodantinimada, xigmadda iyo aqoonta Illaahey! Wey nagu adagtahay inaan ogaano xukunkiisa, iyo jidadkiisa aan la raadin karin!


Waxaa lagu ciqaabi doonaa burburka aan weligiis dhamaaneyn, weligood ayeyna Rabbiga iyo xoogga ammaantiisa ka fogaan doonaan.


Waxaan samada ku arkay calaamad kale oo weyn oo yaab leh, toddobo malaa’ig ayaa hayay toddobadii ugu dambeysay ee balaayo, kuwaasoo xanaaqa Illaahey soo gaba gabeynaya.


Waxey la ifeysay ammaanta Illaahey, oo nuurkeeduna wuxuu ahaa sida dhagax aad qaali u ah, sida yasbidka u cad.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan