Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 15:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Macbadkii waxaa kasoo baxay toddobo malaa’ig oo wada toddobo balaayo. Dhar nadiif ah oo dhalaalaya ayey qabeen, shakaal dahab ah ayaa xabadka ugu xirnaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Markaasaa macbudkii waxaa ka soo baxay toddobadii malaa'igood oo haystay toddobada belaayo, oo waxay qabeen dhar daahir ah oo dhalaalaya, oo laabtana waxaa ugu xidhnaa suuman dahab ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Markaasaa macbudkii waxaa ka soo baxay toddobadii malaa'igood oo haystay toddobada belaayo, oo waxay qabeen dhar daahir ah oo dhalaalaya, oo laabtana waxaa ugu xidhnaa suuman dahab ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 15:6
9 Iomraidhean Croise  

Iyagoo arintan ka yaaban, isla markiiba laba nin oo xiran dhar iftiin nuuraya ah ayaa agtooda soo istaagay.


Laambad saaryada dhexdooda waxaa taagnaa qof u eg Wiilka Aadanaha, oo gashan maro dheer ee gaareysa illaa cagahiisa, xabadkana shakaal dahab ah ayaa ugu xirnaa.


Kadibna waxaa xagga macbadka ka yimid malag, wuxuuna cod dheer ugu yiri midka daruurta ku fadhiyo, “Mindidaada qaado oo gurashada bilow, waayo waqtiga gurashada waa la gaaray, waayo badarkii dhulku waa diyaar.”


Malag kale ayaa xagga macbadka ka yimid samada dhexdeeda, isaguna wuxuu watay mindi af leh.


Waxaan samada ku arkay calaamad kale oo weyn oo yaab leh, toddobo malaa’ig ayaa hayay toddobadii ugu dambeysay ee balaayo, kuwaasoo xanaaqa Illaahey soo gaba gabeynaya.


Waxaana la siiyay dhar cad fiican oo nadiif ah si ey u gashato.” (Waayo dharka fiican wuxuu u taagan yahay camallada wanaagsan ee dadka Illaahey ee quduuska ah.)


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan