Muujintii 15:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waxaana arkay wax u eg bad muraayad ah taas oo dab la dhalaaleyso, badda agteedana waxaa taagnaa dadkii kasoo guuleystay bahalkii, sawirkiisi iyo nambarkii magaciisa. Waxeyna haysteen kataarad uu Illaahey siiyay, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaan arkay wax u eg bad muraayad ah oo dab ku dhex qasan yahay iyo kuwii iyagoo guulaysan ka yimid xaggii bahalkii iyo xaggii sanamkiisii iyo xaggii nambarkii magiciisa, oo dul taagan baddii muraayadda ahayd iyagoo haysta kataaradihii Ilaah. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaan arkay wax u eg bad muraayad ah oo dab ku dhex qasan yahay iyo kuwii iyagoo guulaysan ka yimid xaggii bahalkii iyo xaggii sanamkiisii iyo xaggii nambarkii magiciisa, oo dul taagan baddii muraayadda ahayd iyagoo haysta kataaradihii Ilaah. Faic an caibideil |
Jarribaadaan waxey tuseysaa in iimaankiinu yahay mid dhab ah. Waxaa loo tijaabinayaa sida dabku u nadiifiyo dahabka, inkastoo iimaankiinu ka qiimo badanyahay dahabka. Sidaa darteed markii uu iimaankiinu weli xoog leeyahay isaga oo maray jarribaad badan, wuxuu idiin keeni doonaa ammaan iyo sharaf badan marka Ciise Masiix loo muujin doono aduunka oo dhan.