Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 14:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Wax been ah kuma hadlaan, waana eed la’aan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Oo afkooda innaba been lagama helin, iinna ma leh.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo afkooda innaba been lagama helin, iinna ma leh.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 14:5
20 Iomraidhean Croise  

Dhasha abeesadow, sidee ayaad idinka oo shar leh wax wanaagsan ugu hadli kartaan? Waayo afku wuxuu ku hadlaa waxa qalbiga ka buuxa.


Intaas kadib Bilaatos ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo dadkii ku yiri, “Ma hayo wax cadayn ah oo aan ninkan ku xukumo.”


Markii uu Ciise arkay Nataana’el oo soo socda ayuu ku yiri, “Haddaba waa kan reer Israa’iilkii runta ahaa kaasoo aan khiyaanoole ahayn.”


Wuxuu sidaas u sameeyay waa inuu lahaado kaniisad qurux badan oo aan lahayn xumaan, ceeb iyo waxyaalo la mida, laakiin quduus ah oo aanan eed lahayn.


Laakiin wuxuu idinkula heshiisiiyay jirka Masiixa oo maray dhimasho si uu idinka oo quduus ah isu hor keeno, idinka oo aan eed lahayn oo la idin ka xoreeyay eed.


Intee ka badan ayuu dhiiga Masiixa kaasoo Ruuxa daa’iimka ah jirkiisa Illaahey ugu bixiyay sidii qurbaan aan iin lahayn. Kaasoo maankeena ka nadiifin kara waxyaalaha dhimashada keena, si aan ugu adeegno Illaaha nool.


Laakiin waxaa la idin ku madax furtay dhiigga Masiixa oo qiimo leh, Wan aan xumaan ama cilad lahayn.


“Dembi ma uusan galin, wax khiyaano ahna afkiisa lagama maqlin.”


Waayo, “Mid walboo nolosha jecel oo raba inuu maalmo wanaagsan ku noolaado waa inuu carrabkiisa ka ilaaliyaa waxyaalaha sharta leh oo afkiisana ka ilaaliyaa hadallo khiyaano leh.


Illaaha badbaadiyaheena ah ugu mahadceliya Rabbigeena Ciise Masiix dartiis. Illaah kaliya ayaa idin ka ilaalin kara in eydan kufin, oo wuxuu idin ka dhigi karaa kuwo daahir ah oo ku faraxsan hor joogiisa ammaanta leh.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan