Muujintii 14:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kuwan waa kuwa isku nijaaseyn dumarka, kuwaasoo Wanka u raacaya meel walboo uu tago. Waxaa laga soo dhex madax furtay dadka aduunka sida allabariyo ku qaali ah Illaahey iyo Wankaba. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH4 Kuwanu waa kuwii aan naagaha ku nijaasoobin; waayo, iyagu waa daahir; kuwanu waa kuwa Wanka u raaca meel alla meeshuu tagoba. Kuwan waxaa laga soo iibsaday dadka inay midhaha ugu horreeya u noqdaan Ilaah iyo Wankaba. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah4 Kuwanu waa kuwii aan naagaha ku nijaasoobin; waayo, iyagu waa daahir; kuwanu waa kuwa Wanka u raaca meel alla meeshuu tagoba. Kuwan waxaa laga soo iibsaday dadka inay midhaha ugu horreeya u noqdaan Ilaah iyo Wankaba. Faic an caibideil |