Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 14:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadibna waxaan arkay Wanka oo taagan buur Siyoon korkeeda, isagana waxaa la jiray boqol afartan iyo afar kun oo qof kuwaas oo magaciisa iyo magaca Aabihiis wejiga uga qornaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Oo bal eeg, waxaan arkay Wankii oo ku dul taagan Buur Siyoon, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo afar iyo afartan kun oo qof, oo waxaa wejiga ugu qornaa isaga magiciisa iyo magaca aabbihiis.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo bal eeg, waxaan arkay Wankii oo ku dul taagan Buur Siyoon, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo afar iyo afartan kun oo qof, oo waxaa wejiga ugu qornaa isaga magiciisa iyo magaca aabbihiis.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 14:1
30 Iomraidhean Croise  

“Waxaan idin ku leeyahay, mid walboo dadka hortooda igu qirta, Wiilka Aadanahuna malaa’igta iyo Illaahey hortiisa ayuu ku qiran doonaa.


Sida kitaabka ku qoran, “Fiiri, waxaan Siyoon dhex dhigay dhagax ey dadku ku kufaan iyo dhagax weyn oo ey ku dul dhacaan, mid walboo aaminana ma ceeboobi doono.”


Kadibna waxaan arkay daruur cad, daruurtaasna waxaa kor fadhiyay qof u eg Wiilka aadanaha isaga oo taaj dahab ah qaba oo mindi af lehna gacanta ku haya.


Waxeyna carshiga iyo afartii xayawaan iyo odayaasha ka hor heeseen hees cusub. Qofna heestaas ma baran karin waxaan ka ahayn boqol afartan iyo afartaas kun ee aduunka laga soo madax furtay.


Waxyaalahaas kadib waxaan samada ka arkay macbad, kaasoo ah teendhada Quduuska axdiga sharciga oo furantay.


Waxeyna arki doonaan wejigiisa, magaciisa ayaana lagu qori doonaa wejigooda.


Midka guuleysta waxaan ka dhigi doonaa tiirka ku yaala macbadka Illaaheyga, weligoodna halkaas kama tagi doonaan. Waxaan iyaga ku qori doonaa magaca Illaahey iyo magaca magaalada Illaahey, Yeruusaalemta cusub, taas oo ka imaan doonta Illaahey xagga samada, sidoo kalana magaceyga cusub ayaan iyaga ku qori doonaa.


Waxyaalahan kadib waxaan helay muujin waxaanna samada ka arkay albaab furan. Codkii aan markii hore maqlay ayaa ila hadlay sida buun isaga oo dhahaya, “Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa waxa dhaci doona waxyaalahan kadib.”


Waan fiiriyay, horteydana waxaa taagnaa faras leh midab dambas ah! Midka wadana waxaa loo bixiyay Dhimasho, gadaashiisana aduun xabaalo ayaa ka jiray. Waxaa la siiyay awood ey afar meelood oo aduunka ka mid ah ey seef ku dilaan, abaar, dhimasho iyo xayawaan duureed.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan