Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 13:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Mid walboo dheggo leh ha maqlo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Hadduu jiro nin dheg lahu ha maqlo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

9 Hadduu jiro nin dheg lahu ha maqlo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 13:9
7 Iomraidhean Croise  

Mid walboo dheggo leh ha maqlo.


Qofkii dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”


Kuwa kalana waxey ku dhaceen carro fiican, weyna soo baxeen oo mirro ayey dhaleen, boqol mar ka badan intii la abuuray.” Waxyaalahan goortuu yiri kadib, iyagii ayuu u wacay oo ku yiri, “Mid walboo dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta dhimashada labaad wax yeeli mayso.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siin doonaa qaar ka mid ah maannada qarsoon. Sidoo kale waxaan qofkaas siin doonaa dhagax cad kaasoo magac cusub ku qoran yahay, magacaas oo qof kale uusan garaneyn waxaan ka ahayn midka loo qoray.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha.


Mid walboo dheggo leh ha maqlo waxa Ruuxa Quduuska ah u sheegayo kaniisadaha. Midka guuleysta waxaan siinayaa xaqa uu ku cuno geedka nolosha ee ku yaala jannada Illaahey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan