Muujintii 13:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Wuxuu Illaahey kaga hadlaa ereyo caay ah, wuxuuna aflagaadeeyaa magaciisa iyo halkuu joogo iyo kuwa ku nool samada. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasuu afkiisii u furay inuu Ilaah caayo, iyo inuu caayo magiciisa, iyo rugtiisa, iyo xataa kuwa samada deggan. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah6 Markaasuu afkiisii u furay inuu Ilaah caayo, iyo inuu caayo magiciisa, iyo rugtiisa, iyo xataa kuwa samada deggan. Faic an caibideil |
Waxyaalahaas kadibna waxaan arkay dad badan oo aan la xisaabi karin, waxey ka kala yimaadeen aduunka oo dhan, iyagoo iskugu jira qabiil walba, qowmiyad walba iyo luuqad walba waxeyna taagnaayeen carshiga iyo Wanka hortiisa. Waxeyna gashanaayeen maryo cad oo gacantana waxey ku hayeen caleen timireed.