Muujintii 13:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Kadibna bahalkii waxaa loo ogolaaday inuu ku hadlo hadallo faan iyo caay leh. Waxaa kaloo la siiyay awood uu wuxuu rabo ku sameeyo illaa muddo afartan iyo laba bilood ah. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa isagii la siiyey af ku hadlaya waxyaalo waaweyn iyo cay; oo haddana waxaa la siiyey amar uu ku sii shaqeeyo laba iyo afartan bilood. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa isagii la siiyey af ku hadlaya waxyaalo waaweyn iyo cay; oo haddana waxaa la siiyey amar uu ku sii shaqeeyo laba iyo afartan bilood. Faic an caibideil |