Muujintii 13:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Waxaan arkay in mid ka mid ah madaxyadiisa uu lahaa dhaawac daran, laakiin dhaawacaas waa la bogsiiyay. Aduunka oo dhan ayaa la yaabay oo waxeyna bilaabeen iney bahalka raacaan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo markaasaan arkay madaxyadiisii midkood oo u eg mid la gowracay; oo nabarkii uu u dhintay wuu bogsaday; oo dunida oo dhammuna waxay la yaabtay bahalkii; Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah3 Oo markaasaan arkay madaxyadiisii midkood oo u eg mid la gowracay; oo nabarkii uu u dhintay wuu bogsaday; oo dunida oo dhammuna waxay la yaabtay bahalkii; Faic an caibideil |
Bahalka aad aragtay wuu noolaan jiray, laakiin hadda ma noolo. Mar dhow ayuuna ka imaan doonaa bohosha oona tagi doonaa halka lagu burburin doono. Dadka dunidan ku nool oo aan magacyadooda lagu qorin buugga nolosha ka hor abuurka, wey la yaabi doonaan markii uu bahalka soo baxo kaasoo horey u dhintay.