Muujintii 13:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Tanna waxey u baahantahay xigmad, mid walboo fahansan waxyaalahan ha xisaabiyo nambarka bahalka, waayo waa nambarka binu aadanka. Nambarkaasna waa 666. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 Xigmaddii waa tan. Kii waxgarasho lahu ha tiriyo nambarka bahalka; waayo, waxa weeye nin nambarkiis, oo nambarkiisuna waxa weeye lix boqol iyo lix iyo lixdan. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah18 Xigmaddii waa tan. Kii waxgarasho lahu ha tiriyo nambarka bahalka; waayo, waxa weeye nin nambarkiis, oo nambarkiisuna waxa weeye lix boqol iyo lix iyo lixdan. Faic an caibideil |