Muujintii 12:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Masduulaagii weynaa oona ahaa maskii hore kaasoo la dhihi jiray ibliis ama Shaydaan, kaasoo aduunka oo dhan khiyaanayay dhulka ayaa lagu tuuray isaga iyo malaa’igtiisi oo dhan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Oo masduulaagii weynaa oo ahaa maskii duqa ahaa hoos baa loo soo tuuray, kaasoo la yidhaahdo Ibliis iyo Shaydaan, kii dunida oo dhan khiyaaneeyey. Waxaa isaga lagu soo tuuray dhulka, oo malaa'igihiisiina hoos baa loola soo tuuray isaga. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah9 Oo masduulaagii weynaa oo ahaa maskii duqa ahaa hoos baa loo soo tuuray, kaasoo la yidhaahdo Ibliis iyo Shayddaan, kii dunida oo dhan khiyaaneeyey. Waxaa isaga lagu soo tuuray dhulka, oo malaa'igihiisiina hoos baa loola soo tuuray isaga. Faic an caibideil |
Idinku waxaad tihiin kuwa aabahood yahay ibliis, waxaadna sameysaan si la mid ah siduu isaga doono oo kaliya. Tan iyo bilowgii wuxuu ahaa gacan ku dhiigle iyo beenlow. Waayo isagu runta kuma jirto. Beentiisa ayuu ku hadlaa wax walboo uu ku hadlana waa been, waayo isagu waa beenlow waana aabaha beenta.
Bahalkiina waa la qabtay, waxaana la jiray nebigii beenta ahaa ee calaamadaha waaweyn u sameeyay bahalka, mucjisooyinkii khiyaanay dadka oo dhan kuwa aqbalay calaamada bahalka iyo kuwa sawirka bahalka caabudayba. Bahalkii iyo nebigii beenta ahaaba iyagoo nool ayaa lagu tuuray haro dab iyo baaruud ah.