Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 12:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Naagtiina waxey ku carartay cidlada halkaas oo Illaahey meel ugu diyaariyay si uu ugu daryeelo 1,260 maalmood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Oo naagtiina waxay u carartay xagga cidlada, halkaasoo Ilaah iyada uga diyaariyey meel lagu quudiyo kun iyo laba boqol iyo lixdan maalmood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Oo naagtiina waxay u carartay xagga cidlada, halkaasoo Ilaah iyada uga diyaariyey meel lagu quudiyo kun iyo laba boqol iyo lixdan maalmood.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 12:6
10 Iomraidhean Croise  

Kadib ibliiskii wuu ka tagay Ciise, waxaana u yimid malaa’ig oo caawisay.


Naagtii waxaa la siiyay laba baalal oo sida kuwa gorgor weyn ah, si ey ugu duusho oo ey u tagto halkii loo diyaariyay xagga cidlada, halkaas oo lagu daryeeli doono in muddo saddex sano iyo bar ah si uusan masku u helin.


Seyntiisuna waxey xaaqday saddex meelood meel xiddigaha oo dhulka ku daadisay. Masduulaagii wuxuu hor istaagay naagtii dhali rabtay, si uu u dilo cunuggeeda isla markii uu dhasho.


Kadibna bahalkii waxaa loo ogolaaday inuu ku hadlo hadallo faan iyo caay leh. Waxaa kaloo la siiyay awood uu wuxuu rabo ku sameeyo illaa muddo afartan iyo laba bilood ah.


Kadibna malagii ayaa xagga ruuxi ahaan i qaaday oo i geeyay meel cidlo ah. Waxaanna arkay naag ku fadhido bahal guduudan oo leh toddobo madax iyo toban gees kaasoo magacyo caay ah ku qoran yihiin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan