Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 12:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Waxeyna dhashay cunug wiil ah kaasoo aduunka u talin doona isaga oo isticmaalaya ul bir ah. Cunugiina waxaa kor loogu qaaday xagga Illaahey iyo carshigiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Oo waxay umushay ilmo lab; kaas oo loo xugmay inuu quruumaha oo dhan ul bir ah ku xukumo; oo ilmaheediina waxaa kor loogu qaaday xagga Ilaah iyo carshigiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo waxay umushay ilmo lab; kaas oo loo xugmay inuu quruumaha oo dhan ul bir ah ku xukumo; oo ilmaheediina waxaa kor loogu qaaday xagga Ilaah iyo carshigiisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 12:5
14 Iomraidhean Croise  

Laakiin lama seexan iyada illaa ey ka dhashay cunuggii, wuxuuna u bixiyay Ciise.


Markii uu Sayid Ciise iyaga la hadlay kadib ayaa kor samada loogu qaaday wuxuuna fariistay gacanta midig ee Illaahey.


Waxaan aqaanaa nin Masiix aaminsan oo loo kaxeeyay samada saddexaad toban iyo afar sano oo la soo dhaafay. Laakiin ma ogi in ninkaas uu jirkiisa lahaa ama waxa dhacay, laakiin Illaahey si fiican ayuu u og yahay.


Waxaa la geeyay jannada, halkaasoo uu kusoo maqlay waxyaalo binu aadanka loo ogoleyn iney sheegaan.


Kadibna waxey maqleen cod weyn oo samada ka imaanaya oo iyaga ku dhahaya, “Bal kaalaya halkan.” Iyaguna kor ayey samada ugu aadeen daruuraha dhexdooda, iyagoo ey cadowyadoodu fiirinayaan.


Masduulaagii markii uu ogaaday in dhulka lagu tuuray, wuxuu bilaabay inuu haweeneydii dhashay cunug wiil ah ka daba galo.


Waxeyna lahayd uur oo xanuunka dhalmada dartiis ayey u ooyneysay waayo wey dhali rabtay.


Afkiisana waxaa kasoo baxay seef af leh oo uu ku weerari rabo quruumaha. “Wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah.” Carada Illaahey Qaadirka waxey u burburin doonaa cadowgiisa sida canabka loogu dhex cadaadiyo meesha canabka lagu shiido.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan