Muujintii 12:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Laakiin dhulka ayaa naagtii caawiyay markii uu is furay oo uu webigii masduulaagu afkiisa kasoo baxay laqay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH16 Markaasaa dhulku naagtii caawiyey, oo afka kala qaaday, oo wuxuu liqay webigii masduulaagu afkiisa ka soo tuuray. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah16 Markaasaa dhulku naagtii caawiyey, oo afka kala qaaday, oo wuxuu liqay webigii masduulaagu afkiisa ka soo tuuray. Faic an caibideil |