Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 12:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Sidaa darteed samooyinka iyo idinkan ku noolow farxa! Laakiin waxaa hoog leh dhulka iyo badda, waayo ibliisku idinka ayuu idiin imaaday! Waxaa ka buuxa xanaaq, waayo wuu garanayaa in waqtigiisi dhowyahay.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Haddaba samooyinka iyo kuwa dhex degganow, reyreeya. Waxaase hoogay badda iyo dhulka, maxaa yeelay, waxaa idiin soo degay Ibliiskii, oo aad u cadhaysan, oo weliba garanaya in wakhtigu ku yar yahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

12 Haddaba samooyinka iyo kuwa dhex degganow, reyreeya. Waxaase hoogay badda iyo dhulka, maxaa yeelay, waxaa idiin soo degay Ibliiskii, oo aad u cadhaysan, oo weliba garanaya in wakhtigu ku yar yahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 12:12
18 Iomraidhean Croise  

Sidaa si la mid ah, waxaan idiin sheegayaa, iney farxad ka jiri doonto malaa’igta Illaahey agtooda marka uu hal dembiile toobadkeeno.”


“Ammaan ha u sugnaato Illaahey isaga oo jooga meelaha ugu sareeya, xagga dhulkana nabad ha u ahaato kuwii nimcada Rabbiga helay.”


Waayo sida qorniinku leeyahay, “Wax yar kadib, kii imaanayay ayaa imaan doona mana soo daahi doono.”


Saaxiibayaalow, ha illoobina hal wax, hal maalin Illaahey agtiisa waxey ka tahay kun sano, kun sanana waxey agtiisa ka tahay sida hal maalin oo kale.


Wuxuuna ku dhaartay magaca kan weligiis nool, kaasoo abuuray samada iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, dhulka iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, badda iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan. Wuxuuna yiri, “Waqtigii sugitaanka wuu dhamaaday.


Dadka aduunkan jooga oo dhan wey dabaaldegi doonaan weyna ku farxi doonaan, waxeyna is siin doonaan hadiyad waayo labada nebi ee iyaga soo dhibay dhimashadooda darteed.


Hooggi labaad wuu gudbay, kii saddexaadna wuu imaanayaa mar dhow.


Masduulaagii weynaa oona ahaa maskii hore kaasoo la dhihi jiray ibliis ama Shaydaan, kaasoo aduunka oo dhan khiyaanayay dhulka ayaa lagu tuuray isaga iyo malaa’igtiisi oo dhan.


Wuxuu Illaahey kaga hadlaa ereyo caay ah, wuxuuna aflagaadeeyaa magaciisa iyo halkuu joogo iyo kuwa ku nool samada.


“Samooyinkow ku farxa waxa iyada ku dhacay! Dadka Illaahey idinkana ku farxa! Rasuullada iyo nebiyadow idinkuna farxa! Waayo Illaahey wuxuu xukumay iyada xukunkii ey isu keentay.”


Kadibna waan fiiriyay oo waxaan arkay gorgor hawada ku duulaya isaga oo dhahaya, “Hoog! Hoog! Hoog ha u sugnaado kuwa aduunka jooga oo dhan, waxa dhici doono markey saddexda malaa’ig buunka ka dhawaajiyaan dartiis.”


Hoogga koowaad wuu dhaafay, laba kale ayaana soo socota.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan