Muujintii 11:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba markey dhameeyaan marqaatifurkooda, waxaa u imaan doona bahal ka yimid bohosha oo la dagaali doona, wuuna ka guuleysan doonaa wuuna dili doonaa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo markii ay dhammeeyaan markhaatifuridda waxaa la diriri doonaa bahalka yaamayska ka soo bixi doona, oo wuu ka adkaan doonaa, wuuna dili doonaa iyaga. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah7 Oo markii ay dhammeeyaan markhaatifuridda waxaa la diriri doonaa bahalka yamayska ka soo bixi doona, oo wuu ka adkaan doonaa, wuuna dili doonaa iyaga. Faic an caibideil |