Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 11:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Waxey leeyihiin awood ey cirka ku aamusiyaan si uusan roobku u da’in markey wax sii sheegayaan, waxeyna leeyihiin awood ey biyaha ugu beddelaan dhiig, una keenaan aduunka bilaayo kasta sida ey rabaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Kuwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Kuwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 11:6
11 Iomraidhean Croise  

Laakiin runtii waxaan idin ku leeyahay, waqtigii Eliyaas waxaa Israa’iil ka jiray carmallo badan. Cirkana roob kama di’in muddo saddex sano iyo bar ah, waxaa dhulka oo dhan ka dhacay abaar weyn.


Waxaanna dooran doonaa labadeyda marqaati kuwaas oo wax sii sheegi doona 1,260 maalmood iyagoo gashan jawaan.”


Kadibna malagii labaad ayaa baaquligiisi ku daadiyay badda, baddiina waxey isku beddeshay dhiig ah kan sida qof dhintay oo kale. Wax walboo badda ku noolna wey dhinteen.


Malagii saddexaadna wuxuu webiga iyo ilaha biyaha ku daadiyay baaquligii, iyagiina waxey noqdeen dhiig.


Malagii labaadna wuxuu ka dhawaajiyay buunkiisi, kadibna wax sida buur holceysa oo kale ah ayaa lagu tuuray badda. Saddex meelood meel badda ka mid ahna waxey noqotay dhiig.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan