Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 11:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Labadan nebi waa labada geed ee saytuunka ah iyo labada laambadood ee hor taagan Rabbiga aduunka leh.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo kuwanu waa labada geed oo saytuunka ah iyo labada laambadood oo hor taagan Rabbiga dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo kuwanu waa labada geed oo saytuunka ah iyo labada laambadood oo hor taagan Rabbiga dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 11:4
14 Iomraidhean Croise  

Ciise wuu sii hadlayay isaga oo wax barayay, “Ma jiro qof laambad shida oo meel qarsoon dhiga, ama weel ku daboola. Laakiin waxaa la saaraa laambad saarka si ey kuwa soo gala iftiin u helaan.


Is ilaaliya, mar walbana ku duceysta si aad u awoodaan inaad ka baxsataan waxaas dhici doona, oo aad u awoodaan inaad hor istaagtaan Wiilka Aadanaha.”


Qaar ka mid ah laamaha geedka saytuunka ayaa la jabiyay, laan saytuun duureed ah ayaana lagu talaalay. Idinkan aan Yuhuudda ahayn waa sida xididka geed saytuun, haddana waxaad qaar ka mid ah Yuhuudda la wadaagtaan nolol awood badan oo ruuxiyan ah.


Macnaha toddobada xiddigood ee aad aragtay aniga oo gacanteyda midig ku haya iyo toddobada laambadood ee dahabka ah. Toddobada xiddigood waa malaa’igta toddobada kaniisadood, toddobada laambadoodna waa toddobada kaniisadood.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan