Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 11:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Laakiin deyrka macbadka banaankiisa ah haku darin, waayo waxaa la siiyay dadka aan Yuhuudda ahayn. Waxey 42 bilood cadaadin doonaan magaalada quduuska ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Oo barxadda macbudka dibaddiisa ku taal iska daa, oo ha qiyaasin; waayo, iyada waxaa la siiyey quruumaha; oo magaalada quduuska ahna waxay ku tuman doonaan intii laba iyo afartan bilood ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Oo barxadda macbudka dibaddiisa ku taal iska daa, oo ha qiyaasin; waayo, iyada waxaa la siiyey quruumaha; oo magaalada quduuska ahna waxay ku tuman doonaan intii laba iyo afartan bilood ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 11:2
32 Iomraidhean Croise  

Xabaalahoodi ayey kasoo baxeen markii uu Ciise soo sarakacay kadib waxeyna tageen magaalada quduuska ah dad badan ayaana arkay.


Kadib ibliiskii ayaa u kaxeeyay magaalada quduuska ah wuxuuna kor istaajiyay darbigii ugu dheeraa ee macbadka,


“Waxaad tihiin cusbadii dhulka, balse haddii ey cusbadu weyso dhanaankeeda, sidee ayaa dhanaan looga dhigi karaa mar kale? Wax faa’iida ah ma laha in banaanka lagu tuuro oo ey dadku ku dul socdaan maahee.


Qaarkood waxaa lagu dili doonaa seefo qaarka kalana waxaa loo kaxaysan doonaa waddama kale iyagoo maxaabiis ah. Magaalada Yeruusaalemna waxaa la wareegi doona dad aan Illaahey garaneyn illaa uu dhamaado waqtigii uu Illaahey ugu talagalay dadka aan Yuhuudda ahayn iney xukumaan.


Laakiin waxaa kasii xun ciqaabta kuwa diida Wiilka Illaahey iyo kuwa yasa dhiigga axdiga Illaahey kaasoo quduus naga dhigay. Sidoo kalana waxaa kasii xun qofkii caaya Ruuxa Quduuska ah kaasoo noo keenay nimcada Illaahey.


Saddex maalin iyo bar kadibna, Illaahey wuxuu iyaga ku afuufay neef nolol ah, weyna kaceen oo kuwii iyaga arkayna aad ayey u argagaxeen.


Waxaanna dooran doonaa labadeyda marqaati kuwaas oo wax sii sheegi doona 1,260 maalmood iyagoo gashan jawaan.”


Naagtiina waxey ku carartay cidlada halkaas oo Illaahey meel ugu diyaariyay si uu ugu daryeelo 1,260 maalmood.


Ruuxdeyda ayuu qaaday oo saaray buurta weyn oo dheer, wuxuuna itusay magaalada quduuska ah, Yeruusaalem oo ka imaaneyso samada xagga Illaahey.


Waxaanna arkay magaalada quduuska ah, Yeruusaalem cusub taas oo samada xagga Illaahey ka imaaneyso, iyadoo u diyaarsan sida aroosad oona u labisan ninkeeda.


Haddii uu qof wax ka saaro wax sii sheegida buuggan, Illaaheyna wuu ka saari doonaa qeybtii uu ku lahaa geedkii nolosha iyo magaalada quduuska ah ee lagu soo sharaxay buuggan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan