Muujintii 11:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Dadka aduunkan jooga oo dhan wey dabaaldegi doonaan weyna ku farxi doonaan, waxeyna is siin doonaan hadiyad waayo labada nebi ee iyaga soo dhibay dhimashadooda darteed. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo kuwa dhulka degganuna way ku farxi doonaan oo rayrayn doonaan, oo midkoodba midka kale wuxuu u diri doonaa hadiyado; maxaa yeelay, labadan nebi waxay saxariiriyeen kuwa dhulka deggan. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah10 Oo kuwa dhulka degganuna way ku farxi doonaan oo rayrayn doonaan, oo midkoodba midka kale wuxuu u diri doonaa hadiyado; maxaa yeelay, labadan nebi waxay saxariiriyeen kuwa dhulka deggan. Faic an caibideil |