Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Muujintii 10:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Kadibna waxaan u tagay malagii oo ku iri, isii buugga yar ee aad hayso. Wuxuuna igu yiri, “Qaado oo cun. Caloosha ayuuna kaa xanuujin doonaa laakiin markaad cuneysid macaan ayuu ahaanayaa.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Markaasaan malaa'igtii u tegey, oo waxaan ku idhi, Buugga yar i sii. Markaasay igu tidhi, Qaado oo cun; oo wuxuu calooshaada ka dhigi doonaa qadhaadh, laakiin intuu afkaaga ku jiro wuxuu u macaanaan doonaa sida malab oo kale.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 10:9
7 Iomraidhean Croise  

Waxyaalahan dartood carada Illaahey wey soo socotaa.

Buuggii yaraa ayaan ka qaaday gacanta malaga oo waan cunay. Wuxuuna u dhadhamayay macaan sida malabka, laakiin markaan cunay caloosheyda waxaan ka dareemay xanuun.

Lean sinn:

Sanasan

Sanasan