Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Wuxuuna ku dhaartay magaca kan weligiis nool, kaasoo abuuray samada iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, dhulka iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan, badda iyo waxyaalihii ku jiray oo dhan. Wuxuuna yiri, “Waqtigii sugitaanka wuu dhamaaday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 oo inaan wakhti mar dambe jirayn ayay ugu dhaaratay kan weligiis iyo weligiisba nool, oo abuuray samada iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo dhulka iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo badda iyo waxyaalaha ku dhex jiraba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 oo inaan wakhti mar dambe jirayn ayay ugu dhaaratay kan weligiis iyo weligiisba nool, oo abuuray samada iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo dhulka iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo badda iyo waxyaalaha ku dhex jiraba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:6
14 Iomraidhean Croise  

Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”


Sidaa darteed samooyinka iyo idinkan ku noolow farxa! Laakiin waxaa hoog leh dhulka iyo badda, waayo ibliisku idinka ayuu idiin imaaday! Waxaa ka buuxa xanaaq, waayo wuu garanayaa in waqtigiisi dhowyahay.”


Malagii toddobaadna wuxuu baaquligiisi ku daadiyay hawada, waxaana carshigi macbadka yaalay xaggisa ka yimid cod dheer oo dhahaya, “Wey dhamaatay!”


Waxaa kale uuna yiri, “Wey dhamaatay. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, bilowga iyo dhamaadka. Kuwa haraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha ah.


labaatan iyo afartii odayaal intey hortiisa ku dhacaan ayey caabudayeen kan weligiis nool. Intey taajajkooda carshiga hor dhigaan ayey dhahayeen.


“Waad istaahishaa, Rabbigeena iyo Illaaheenow, inaad hesho ammaan, xushmad iyo awood, waayo waxaad abuurtay wax walba, doonistaada ayeyna ku abuurmeen oona ku sii noolaadeen.”


Mar walboo xayawaanadaas ey Illaahey ammaanaan, sharfaan oo ey u mahadceliyaan kan ku fadhiya carshiga kaasoo weligiis noolaanaya,


Kadibna mid walba waxaa la siiyay maro cad, waxaana lagu yiri in yar suga, illaa dhamaan kuwa adeegayaasha, walaalaha iyaguna sidooda la soo dilo.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan