Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Kadibna malagii aan arkay isaga oo taagan badda iyo dhulka wuxuu gacantiisa kor ugu taagay xagga samada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa malaa'igtii aan arkay oo ku taagnayd badda iyo dhulka ayaa gacanteedii midig samada kor ugu taagtay,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa malaa'igtii aan arkay oo ku taagnayd badda iyo dhulka ayaa gacanteedii midig samada kor ugu taagtay,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:5
29 Iomraidhean Croise  

“Walaalayaalow, maxaad sidan u sameyneysaan? Anaga xitaa waxaan nahay binu aadan idinka oo kale ah. Waxaan idiin keenay warka wanaagsan, waxaanna idiin sheegeynaa inaad kasoo leexataan waxyaalahan aan qiimaha lahayn oo aadna u timaadaan Illaaha nool, kaasoo sameeyay samooyinka, dhulka, badda iyo wax walboo ku dhex jira.


Markaan dhex marayay magaaladiina oo aan fiiriyay waxaad caabudaan, waxaan arkay meel allabari ah oo ey ku qoran tahay, Illaah aan la garaneyn. Waxaad caabudaan Illaah eydan garaneyn. Marka waxaan doonayaa inaan idiin sheego waxyaala ku saabsan isaga.


Illaahey awooddiisa weligeed ah iyo dabeecadiisa lama arki karo. Laakiin illaa bilowgii dunida la abuuray, Illaahey awooddiisa iyo dabeecadiisa rabaaniga ah waxaa laga dhex arki karaa waxyaalaha uu sameeyay, taasina waa sababta eysan dadku cudur daar u lahayn.


Markii uu Illaahey u ballan qaaday Ibraahim, maadaama uusan jirin mid isaga ka weyn oo uu ku dhaarto, isaga ayaa isku dhaartay,


Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”


Wuxuuna hayay buug yar kaasoo horey loo furay. Lugtiisa midigna wuxuu saaray badda tan bidixna wuxuu saaray dhulka,


Wuxuuna cod dheer ku yiri, “Illaahey ka cabsada oo siiya ammaantiisa, waayo waqtigiisa wax la xukumayo wuu yimid. Caabuda kan abuuray samada, dhulka, badda iyo ilaha biyaha.”


Malagii toddobaadna wuxuu baaquligiisi ku daadiyay hawada, waxaana carshigi macbadka yaalay xaggisa ka yimid cod dheer oo dhahaya, “Wey dhamaatay!”


“Waad istaahishaa, Rabbigeena iyo Illaaheenow, inaad hesho ammaan, xushmad iyo awood, waayo waxaad abuurtay wax walba, doonistaada ayeyna ku abuurmeen oona ku sii noolaadeen.”


Mar walboo xayawaanadaas ey Illaahey ammaanaan, sharfaan oo ey u mahadceliyaan kan ku fadhiya carshiga kaasoo weligiis noolaanaya,


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan