Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Wuxuuna hayay buug yar kaasoo horey loo furay. Lugtiisa midigna wuxuu saaray badda tan bidixna wuxuu saaray dhulka,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 oo gacanteedana waxay ku haysatay buug yar oo furan. Oo cagteedii midig waxay saartay badda, teedii bidixdana waxay saartay dhulka,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 oo gacanteedana waxay ku haysatay buug yar oo furan. Oo cagteedii midig waxay saartay badda, teedii bidixdana waxay saartay dhulka,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:2
13 Iomraidhean Croise  

Markaas ayuu Ciise iyagii u yimid oo ku yiri, “Awood oo dhan ayaa samada iyo dhulka la iga siiyay.


Kadibna malagii aan arkay isaga oo taagan badda iyo dhulka wuxuu gacantiisa kor ugu taagay xagga samada.


Waan fiirsanayay markii uu Wanku furayay middii ugu horeysay toddobada shaabadood. Kadibna waxaan maqlay mid ka mid ah afartii xayawaan oo ku dhahaya cod u eg onkod, “Kaalay!”


Markii uu Wanku furay shaabaddii labaad, waxaan maqlay xayawaanka labaad oo dhahaya, “Kaalay!”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan