Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Kadibna waxaa la igu yiri, “Waa inaad wax kasii sheegtaa wax ku saabsan dad badan, quruumo badan, luuqado badan iyo boqorro badan.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Oo iyana waxay igu tidhi. Waa inaad mar kale wax ka sii sheegtid dad badan iyo quruumo badan iyo afaf badan iyo boqorro badan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

11 Oo iyana waxay igu tidhi. Waa inaad mar kale wax ka sii sheegtid dad badan iyo quruumo badan iyo afaf badan iyo boqorro badan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:11
13 Iomraidhean Croise  

Buuggii yaraa ayaan ka qaaday gacanta malaga oo waan cunay. Wuxuuna u dhadhamayay macaan sida malabka, laakiin markaan cunay caloosheyda waxaan ka dareemay xanuun.


Kadibna waxaa la i siiyay ul wax lagu cabbiro waxaana la igu yiri, “Bal tag oo soo cabbir macbadka Illaahey, meesha allabariga iyo tirada kuwa cibaadeysanaya.


Saddex maalmood iyo bar ayaa dadkoo dhan, qabiil walba, kuwa luuqado kala duduwan iyo quruumaha oo dhan fiirsan doonaan jirkooda, qofna looma ogolaan doono inuu soo aaso.


Waxaan arkay malag kale oo hawada ku duulayo isaga oo wada injiilka daa’iimka ah si uu u soo wacdiyo kuwa ku nool aduunka, quruumaha oo dhan, qabiilada oo dhan, luuqadaha oo dhan iyo dadka oo dhan.


Shan boqor wey dhinteen, midka lixaadna hadda ayuu taliye yahay, midka toddobaadna weli ma uusan imaanin, laakiin xukunkiisu wuu gaabanyahay.


“Tobanka geesood aad aragtay waa toban boqor oo aan weli helin boqortooyada, laakiin hal mar ayaa waqti gaaban la siin doonaa boqortooyo si ey iskula taliyaan bahalka.


Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Biyaha aad aragtay, kuwaas oo ey naagtu ku fadhiday waa dad badan oo ka mid ah quruumaha iyo luuqado badan.


Waxeyna heeseen hees cusub oo dhahaysa, “Waad istaahishaa inaad buugga qaadid oo aadna furtid shaabadiisa, waayo waa lagu gowracay, dhiigaada ayaad Illaahey ugu soo madax furatay dad ka tirsan qabiil walba, luuqad walba, iyo qowmiyad walba.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan