Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -

Muujintii 10:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Buuggii yaraa ayaan ka qaaday gacanta malaga oo waan cunay. Wuxuuna u dhadhamayay macaan sida malabka, laakiin markaan cunay caloosheyda waxaan ka dareemay xanuun.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Markaasaan buuggii yaraa ka qaatay malaa'igta gacanteedii, waanan cunay, oo intuu afkayga ku jiray wuxuu u macaanaa sida malab oo kale; oo markii aan cunay ayaa calooshaydii qadhaadh noqotay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 10:10
9 Iomraidhean Croise  

Kadibna waxaa la igu yiri, “Waa inaad wax kasii sheegtaa wax ku saabsan dad badan, quruumo badan, luuqado badan iyo boqorro badan.”

Kadibna waxaan u tagay malagii oo ku iri, isii buugga yar ee aad hayso. Wuxuuna igu yiri, “Qaado oo cun. Caloosha ayuuna kaa xanuujin doonaa laakiin markaad cuneysid macaan ayuu ahaanayaa.”

Lean sinn:

Sanasan

Sanasan