Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadibna waxaan arkay malag weyn oo ka imaanaya samada. Waxaana ku wareegsanaa daruur, qaansaroobeed ayaana xagga madaxiisa ku taalay, wejigiisuna wuxuu u ifayay sida qorax, lugihiisuna waxey u ekaayeen tiirar dab ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:1
28 Iomraidhean Croise  

Hortooda ayuuna ku beddelmay, wejigiisuna wuxuu u dhalaalay sidii qoraxdii, dharkiisuna waxey u caddaadeen sidii iftiinkii.


Markaas ayey dadku arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruur ku imaanaya isaga oo awood weyn iyo ammaan leh.


Boqor Agribbow duhuradii markii la joogay, waxaan arkay iftiin ka yimid samada, qoraxda wuu ka iftiin badnaa, wuuna nagu ifay aniga iyo kuwii ila socdayba.


“Bal arag wuxuu ku imaanayaa daruuraha,” “sidoo kalana il walba wey arki doontaa isaga, xitaa kuwii isaga waranka ku duray,” oo dadka aduunka oo dhan, “dartiis ayey u murugoon doonaan.” Sidaasna ha ahaato! Aamiin.


Waxyaalahan oo dhan kadib ayaan arkay malag kale oo ka imaanaya samada. Wuxuuna lahaa awood weyn, dhulkuna wuxuu la iftiimay ammaantiisa.


Kadibna malag ayaa qaaday dhagaxshiid weyn oo ku tuuray badda, wuxuuna yiri “Sidaas oo kale ayaa hoos loogu tuuri doonaa magaalada weyn ee Baabuloon, mar dambana lama arki doono.


Haddana waxaan arkay malag ka imaanaya samada, wuxuuna gacanta ku hayay furaha bohosha iyo silsilad culeys ah.


Kii ku fadhiyayna wuxuu lahaa muuqaalka yasbid iyo dhagaxa sardiyos. Carshigana waxaa ku wareegsanaa qaansoroobaad u ifeysa sida dhagax sumurud ah.


Waxaanna arkay malag weyn oo cod dheer ku dhahaya, “Yaa u qalma inuu kala bixiyo buugga oona furo shaabadda?”


Kadibna waan fiiriyay oo waxaan arkay gorgor hawada ku duulaya isaga oo dhahaya, “Hoog! Hoog! Hoog ha u sugnaado kuwa aduunka jooga oo dhan, waxa dhici doono markey saddexda malaa’ig buunka ka dhawaajiyaan dartiis.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan