Muujintii 1:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 oo nagana dhigay boqortooyada wadaaddada si aan ugu adeegno Illaahiisa iyo Aabihiis, isaguna ammaan iyo awood weligeed ah ha u ahaato! Aamiin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH6 oo boqortooyo inaga dhigay inaynu wadaaddo u ahaanno Ilaaha ah Aabbihiis, isaga ammaanu ha u ahaato iyo dowladnimo weligiis iyo weligiisba. Aamiin. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah6 oo boqortooyo inaga dhigay inaynu wadaaddo u ahaanno Ilaaha ah Aabbihiis, isaga ammaanu ha u ahaato iyo dowladnimo weligiis iyo weligiisba. Aamiin. Faic an caibideil |
Haddii aad leedahay hadiyad hadal ah, waa inaad u hadashaa si u eg inuu Illaahey kaa dhex hadlayo. Haddii midkiin yahay adeege, waa inuu u adeegaa si xoog leh taas oo ka timid xagga Illaahey. Kadibna wax walboo aad sameysaan waxey ammaan u keeneysaa Illaahey isaga oo u maraya xagga Ciise Masiix. Ammaan oo dhan iyo awood waxaa weligiis leh isaga! Aamiin.