Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Waxaa barakeysan midka kaniisadda ka akhriya ereyadan lasii sheegay, waxaa kale oo barakeysan kuwa maqla oona adeeca, waayo waqtigu wuu dhowyahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waxaa barakaysan ka akhriya iyo kuwa maqla erayadii wax sii sheegidda, oo xajiya waxyaalaha ku qoran, waayo, wakhtigii wuu dhow yahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Waxaa barakaysan ka akhriya iyo kuwa maqla erayadii wax sii sheegidda, oo xajiya waxyaalaha ku qoran, waayo, wakhtigii wuu dhow yahay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:3
15 Iomraidhean Croise  

“Haddaba marka aad aragtaan waxyaalihii xumaa ee uu nebi Daanyeel ka hadlay, oo ka dhacaya meesha quduuska ah, kii wax akhriyaa ha fahmo,


Markaas ayaa Ciise ku jawaabay, “Taasi waa run, laakiin waxaa kasii barakeysan kuwa ereyga Illaahey maqla oo adeeca.”


Sidaasna sameeya idinkoo og in saacaddu dhowdahay. Hadda waa waqtigii hurdada laga kici lahaa, badbaadadeenuna haddey ka dhowdahay maalintii aan Rabbiga aaminnay.


Habeenku wuu dhamaan rabaa, mar dhowna maalintii ayaa bilaabaneysa. Waa inaan joojinaa dhaqanka sida dadka mugdiga ku jira, ee gashanaa hubka dhalaalaya ee nolosha saxda ah.


Dhamaadka aduunku waa soo dhowaaday. Sidaa darteed soo jeeda ducada ku dadaala.


Saaxiibayaalow, ha illoobina hal wax, hal maalin Illaahey agtiisa waxey ka tahay kun sano, kun sanana waxey agtiisa ka tahay sida hal maalin oo kale.


Kadibna wuxuu igu yiri, “Haka shaabadeynin ereyadan wax sii sheegida buuggan ku jirto, waayo waqtigu wuu soo dhowaaday.


“Fiiri, mar dhow ayaan imaanayaa! Waxaan keenayaa abaalmarinteyda, qof walbana wuxuu sameeyay ayaa lagu abaalmarin doonaa.


Mid walboo waxyaalahan u marqaatifuraya ha dhaho, “Haa mar dhow ayaan imaanayaa.” Aamiin. Kaalay, Sayid Ciisow.


Mar dhow ayaan imaan doonaa. Ku adkeysta waxaad horey u haysateen, si uusan qofna taajkiina idin kaga qaadin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan