Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 “Sidaa darteed qor waxyaalaha aad aragtay, waxa hadda jira iyo waxa dhici doona.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Haddaba waxaad qortaa waxyaalahaad aragtay iyo waxyaalaha hadda jira iyo waxyaalaha hadda ka dib dhici doona.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

19 Haddaba waxaad qortaa waxyaalahaad aragtay iyo waxyaalaha hadda jira iyo waxyaalaha hadda ka dib dhici doona.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:19
8 Iomraidhean Croise  

Tani waa muujin ka timid Ciise Masiix, taas oo Illaahey siiyay inuu tuso adeegihiisa waxyaalaha mar dhow dhici doona. Wuxuu soo diray malag si uu muujintaan ugu keeno adeegihiisa Yooxanaa.


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Intaan gadaal u jeestay ayaan fiiriyay si aan u arko qofkii ila hadalayay. Markaan jeestayna waxaan arkay toddobo laambadood oo dahab ah.


Markey toddobadii onkod hadleen, waxaan ku rabay inaan wax qoro, laakiin waxaan maqlay cod ka yimid samada oo dhahaya, “Shaabadey waxey toddobada onkod dheheen, hana qorin.”


Kadibna malagii wuxuu igu yiri, “Arintan qor. Waxaa barakeysan kuwa laga casuumay dabaaldegga arooska Wanka.” Wuxuuna ku daray, “Kuwani waa ereyada runta ah ee Illaahey ka yimid.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan