Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Markaan arkayna waxaan ku dhacay cagihiisa sida qof dhintay oo kale. Kadibna wuxuu i saaray gacantiisa midig oo wuxuu igu yiri, “Ha cabsan, waayo waxaan ahay kan ugu horeeya oo uguna dambeeya.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Oo markii aan arkay ayaan ku hor dhacay sidii mid dhintay. Oo markaasuu gacantiisii midigta ahayd i saaray, oo wuxuu igu yidhi, Ha cabsan. Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

17 Oo markii aan arkay ayaan ku hor dhacay sidii mid dhintay. Oo markaasuu gacantiisii midigta ahayd i saaray, oo wuxuu igu yidhi, Ha cabsan. Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:17
30 Iomraidhean Croise  

Laakiin Ciise ayaa isla markiiba ku yiri, “Ha welwelina! Waa anigee. Ha cabsanina.”


Askartii qabriga ilaalineysay ayaa gariiray oo sidii maydkii cabsi darteed dhulka ugu dhacay.


Markaas ayuu malagii haweenkii ku yiri, “Ha cabsanina, waayo waan ogahay inaad u timaadeen Ciise, kaasoo iskutallaabta lagu qodbay.


Mid xertii ka mid ahaa oo Ciise aad u jeclaa ayaa agtiisa fadhiyay.


Butros markii uu jeestay wuxuu arkay ninkii xerta ahaa ee uu Ciise jeclaa inuu iyaga soo daba socdo. Kani waa ninkii xerta ahaa ee Ciise ku tiirsanaa maalintii cashada ugu dambeysay oo isagu weydiiyay, “Rabbiyow yaa ku gacangelin doona?”


Codkuna wuxuu yiri, “Wixii aad aragtid buug ku qor una dir toddobada kaniisadood kuwaasoo ah, Efesos, Simurna, Bergamos, Tu’ateyra, Sardis, Filadelfiya iyo La’odikiya.”


Warqaddan waxey ka socotaa Yooxanaa wuxuuna u dirayaa toddobada kaniisadood ee ku yaala gobolka Aasiya. Nimco iyo nabad ka timid kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, iyo toddobada ruux ee carshiga hortiisa jooga ha idin la jirto.


Rabbiga Illaaha ah wuxuu leeyahay, “Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, oo ah Qaadirka.”


“Fariin u qor malaga kaniisadda Simurna. Kuwani waa ereyada kan horey u jiray iyo kan ugu dambeeyo, kaasoo dhintay oona soo noolaaday.


Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan ugu horeeya iyo kan ugu dambeeya, bilowgii iyo dhamaadkii.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan