Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Gacantiisa midigna wuxuu ku hayay toddobo xiddigood, afkiisana waxaa kasoo baxayay seef soofeysan oo laba af leh. Wejigiisuna wuxuu ahaa sida qorax dhalaaleysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Oo gacantiisa midigtaana wuxuu ku haystay toddoba xiddigood, oo afkiisana waxaa ka soo baxay seef soofaysan oo laba af leh, jaahiisuna wuxuu u ekaa qorraxda oo xoog u dhalaalaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 Oo gacantiisa midigtaana wuxuu ku haystay toddoba xiddigood, oo afkiisana waxaa ka soo baxay seef soofaysan oo laba af leh, jaahiisuna wuxuu u ekaa qorraxda oo xoog u dhalaalaysa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:16
26 Iomraidhean Croise  

Hortooda ayuuna ku beddelmay, wejigiisuna wuxuu u dhalaalay sidii qoraxdii, dharkiisuna waxey u caddaadeen sidii iftiinkii.


Boqor Agribbow duhuradii markii la joogay, waxaan arkay iftiin ka yimid samada, qoraxda wuu ka iftiin badnaa, wuuna nagu ifay aniga iyo kuwii ila socdayba.


Xirta koofiyadda badbaadada iyo seefta Ruuxa, taas oo ah ereyga Illaahey.


Waayo ereyga Illaahey wuu nool yahay wuuna shaqeynayaa. Wuu ka af badanyahay xitaa seef labada dhinac af ku leh, wuxuu ka dhex dusi karaa nafta iyo ruuxda, kala goysyada iyo dhuuxa, wuxuu ogaan karaa fikirada iyo damacyada qalbiga.


Macnaha toddobada xiddigood ee aad aragtay aniga oo gacanteyda midig ku haya iyo toddobada laambadood ee dahabka ah. Toddobada xiddigood waa malaa’igta toddobada kaniisadood, toddobada laambadoodna waa toddobada kaniisadood.”


Kadibna waxaan arkay malag weyn oo ka imaanaya samada. Waxaana ku wareegsanaa daruur, qaansaroobeed ayaana xagga madaxiisa ku taalay, wejigiisuna wuxuu u ifayay sida qorax, lugihiisuna waxey u ekaayeen tiirar dab ah.


Calaamad weyn ayaana ka muuqatay samada, waxaan arkay naag gashan qorax oo dayaxuna lugaheeda ku hoos jiro, qabtana taaj toban iyo laba xiddig leh.


Afkiisana waxaa kasoo baxay seef af leh oo uu ku weerari rabo quruumaha. “Wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah.” Carada Illaahey Qaadirka waxey u burburin doonaa cadowgiisa sida canabka loogu dhex cadaadiyo meesha canabka lagu shiido.


Kuwa kalana waxaa lagu dilay seeftii kasoo baxeysay afka kan wada faraska, shimbirrihii dhanna wey cuneen hilibkoodi.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Bergamos. Kuwani waa ereyada kan leh seef soofeysan oo laba af leh.


Sidaa darteed toobadkeena! Haddii kale mar dhow ayaan idiin imaan doonaa oo aan la dagaali doona iyaga aniga oo isticmaalaya seefta afkeyga.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Sardis. Kuwani waa ereyada kan haya toddobada ruux ee Illaahey iyo toddobada xiddigood. Waan ogahay camalkiina, qof walba wuxuu idiin maleeyaa inaad xagga ruuxa ka nooshihiin laakiin xaggaas waad ka dhimateen.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan