Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Laambad saaryada dhexdooda waxaa taagnaa qof u eg Wiilka Aadanaha, oo gashan maro dheer ee gaareysa illaa cagahiisa, xabadkana shakaal dahab ah ayaa ugu xirnaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Oo laambadaha badhtankooda waxaan ku arkay mid u eg bini-aadan oo qaba khamiis dheer, oo laabtana waxaa ugu xidhnaa suun dahab ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo laambadaha badhtankooda waxaan ku arkay mid u eg bini-aadan oo qaba khamiis dheer, oo laabtana waxaa ugu xidhnaa suun dahab ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 1:13
15 Iomraidhean Croise  

Wadaadkeena sare wuu fahansanyahay daciifnimadeena oo dhan, waayo dhinac walboo na loo jarribay isagana waa loo jarribay. Laakiin ma uusan dembaabin!


Kadibna waxaan arkay daruur cad, daruurtaasna waxaa kor fadhiyay qof u eg Wiilka aadanaha isaga oo taaj dahab ah qaba oo mindi af lehna gacanta ku haya.


Macbadkii waxaa kasoo baxay toddobo malaa’ig oo wada toddobo balaayo. Dhar nadiif ah oo dhalaalaya ayey qabeen, shakaal dahab ah ayaa xabadka ugu xirnaa.


“Fariin u qor malaga kaniisadda Efesos. Waxaadna ku dhahdaa, aniga ayaa waxyaalahan ku dhahaya, aniga ayaana toddobada xiddigood gacanteyda midig ku haya. Aniga ayaa ku dhex socda toddobada laambadood.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan